Sida uu Xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Soomaaliland Ismaaciil Shaqale waxaa usoo galay Soomaaliland Boqolalla Ciidanka Khaatumo ah kusoo wata Gaadiid Dagaal waxaana soo dhaweyntooda ka qayb qaatey Wasiiro Hargeysa ka yimid.
Waa ciidankii ugu Xooganaa ee Deegaanadaan ka goosta marka la eego tiro ahaan intey ka kooban yigiin, awal waxaa caadp u ahayd in koox dhow gasri wataa ay U fakadaan Puntlabd ama Somaliland.
Ciidaankaan maanta kasoo goostey Khaatumo ee isu dhiibey Soomaaliland ayaan illaa hada la shaacin Taliyaha wata.
Puntlandi.com
Garowe