Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Sawirka maanta “Dowladnimada Puntland waxay la tartanmaysaa Caalamka”

$
0
0

Doorashadii ka dhacdey 8 janaayo Puntland waxay ahayd mid cadaalad iyo Dimoqoraadiyad ku salaysan ayna aad usoo dhaweeyeen Marti sharaftii ka socdey Beesha caalamka ee indhohooda ku arkay.

Sawirkaan wuxuu ahaa maalintii 14 janaayo ee Xil ka ay la kala wareegayeen Madaxweynihii hore ee Puntland iyo Madaxweynaha cusub.

gaas faroole labada xaas

Sawirka oo Wayn halkaan riix


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles