Qodobada aad ku daawan doontaan waxaa kamid ah Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku xugeenkiisa Cabdixakiin Xaaji Camey oo la kulmey Masuuliyiin, Qaybaha shada iyo Aqoonyahano, waxaa kaloo Warka kamid ah Kulan ku saabsan Canshuurta laga qaado shacabka Puntland.
↧