Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News– Xaflada Caleema saarka Dowlada Jubaland oo 20 bishaan dhacayso iyo Xukuumada oo la dhamaystiri doono

$
0
0

Waxaa intaan la gaarin 20 bishaan uu Madaxweyne Axmed Madoobe ku dhawaaqayay inta ka dhiman Golaha Wasiirada Xukuumadiisa, iyadoo ay hadana socdaan Abaabaul xoogan oo loogu jiro Xaflada caleemaWar-Deg-Deg-ah Saarka Dowlada Jubaland oo dhacaysa 20 janaayo 2014.

Xaflada waxaa kasoo Qayb galaya Wafuud ka socda Beesha Caalamka, Dowlada Federaalka iyo Dowlada Puntland, Mar aan saaka la xiriirney Madaxtooyada Puntland waxay noo sheegeen ineysan Puntland wali go’aansan Wafdiga loo dirayo Kismaayo.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Jubaland ayaa maalmahaan la dhamaystiri doonaa, waxayna xaflada Caleema saarku dhacaysaa Xukuumada Jubaland oo dhamays tirin.

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Latest Images

Trending Articles



Latest Images