Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Khudbadihii Xil kala wareegsiga Madaxweyne gaas iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole

$
0
0

Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Dr. cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa maanta xilka ku wareejiyey Madaxweynaha Cusub Prof. Cabdiwali Maxamed Cali gaas, munaasabada ayaa waxaa khudbado ka kala jeediyey labada Masuul.

Waan ka cudu daaranaynaa cilado farsamo awgood Ayaan idinkala soo daahnay tabinta munaasabada xil wareejinta.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles