Madaxweynaha Dowlada Puntland prof. Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa munaasabadii xilwareejinta ka dib wuxuu booqasho kusoo kala bixiyey Xarumo dhowra oo kala ahaa Garoonka Diyaaradaha Garowe, Xerada Ciidanka daraawiishta ee 54aad, Xerada Ciidanka kumaandooska ee Ligle, Xarunta Warbaahinta Puntland iyo Wasaarada Caafimaadka, Madaxweynaha oo la hadley shaqaalaha iyo Ciidanka ayaa u sheegey in isbadalka ku yimid hogaanka Puntland uusan waxba ka badaleyn nidaamkii shaqadu u socotay isla markaasna shaqaalaha Dowladu ay shaqadooda sii wadanayaan iyagopo gudanaya waajibka saaran, waxa isbadalayna ay yihiin uun hogaanka sare.
Faahfaahin iyo sawiro goor dhow naga filo.
Puntlandi Garowe