Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawirada Madaxweyne Faroole oo xilka ku wareejiyey Madaxweyne *Gaas

$
0
0

Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Dr. cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyey Xilkii, iyadoo Madaxweynihii hore uu sheegey inuu si buuxda ula shaqaynayo Madaxweynaha Cusub ee Puntland.

Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dhankiisa u Mahad celiyey Dr. faroole, wuxuuna yiri “Diyaar ayaan u ahay wada shaqayn iyo wada tashiba, waxaan codsanayaa in nala siiyo waqti aan ku shaqayno inta aan xukumadda soo dhisayno”.”

Xilwareejinta oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland ayaa u dhacdey sidii la qorsheynayay.

Madaxweyne Gaas iyo TEAM-kiisa ayaa si buuxda loogu wareejiyey Madaxtooyada Puntland iyo dhamaan wiuxii Waraaqo Dowladeed ahaa.

Ogoysiin gaaban:- Shaqo gaaban Ayaan ka wadnaa web-ka maanta ee hala dulqaato.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles