Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa Madaxweynaha Puntland Musharax Cabdiraxmaan Sheekh maxamed iyo Musharixiinta kula loolamaya kursiga Madaxnimada ka codsaday inay xal rasmi ah ka gaaran khilaafka soo kala dhexgalay.
Sidoo kale Isimada Puntland ayay ugu baaqeen inay door muuqda ka qaatan xalinta khilaafka,hoos ka daawo aragtida dadweynaha.