Bashiir Maxamed Cabdulaahi Madaxa Wakaalada Qurba joogta DDS Laanteeda Adisababa & Xaaskiisa Samiiro Yuusuf Maxamed Xayd waxay tacsi u dirayaan Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan oo hooyadiis AHN. Yusra Aw- Cabdi Haaruun ku geeriyootaymagaalada Nairobi ee Dalka Kenya.
Marxuumada waxay Eebe uga baryayaan inuu janadii geeyo Dhamaan Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii & intii ay ka baxdayna samir & Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun,
Geeridu waa xaq.
Press Office – Adisababa.