Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Kenyata oo si diiran loogusoo dhaweeyey Kinshasa

$
0
0

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata oo booqasho Sadex maalmood ah ku tagay Dalka Congo ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyey Dhigiisa Felix Tshisekedi.

Madaxweyne Kenyata ayaa inuu Dalkaas joogo wuxuu booqan doonaa Xaruamaha Dowlada Dalkaas. Booqashadiisuna waa mid Sharafeed, Sida ay sheegtay Madaxtooyadu.

Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey isla markaasna Wakhtiga kororsadey ayaa maalin ku maqnaa Dalka Kongo, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Kongo Xaaskiisa.

Puntlandi.com Nairobi

The post Madaxweyne Kenyata oo si diiran loogusoo dhaweeyey Kinshasa appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles