Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Beesha Hawiye oo Aqoonsigii Madaxweynanimada kala laabatay Madaxweyne Farmaajo

$
0
0

Shirweyne ay isugu yimaadeen Beelaha Hawiye ayaa Warmurtiyeedkii kasoo baxay lagu cadeeyay in Madaxweynaha Xilkiisu dhamaaday uusan ahayn Madaxweynaha Soomaaliya.

Qodobbkamida Warmurtiyeedka ayaa uqoran sidaan “ Beesha waxay kalsoonidii kala laabatay Maxaxweynaha Xilkiisu dhamaadey”

Shirweynaha waxaa loogu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu kusoo laabto Teendhada Afisyooni, hadii uu taas samayn waayana uunisagu qaadayo Masuuliyada wixii Dalka ka dhaca.

Madaxweynihii hore ee Dalka Dhariif Sheikh Axmed oo khudbadbka jeediyay Shirweynaha ayaa isna sheegay in Beesha ay u taagan tahay Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya, wuxuuna Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka codsadey inuu kusoo laabto wadahadalka.

Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in aan la aqbalayn in Dalka laga leexiyo dhaqankii qori isu dhibka Doorashada.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Beesha Hawiye oo Aqoonsigii Madaxweynanimada kala laabatay Madaxweyne Farmaajo appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles