Waxaa Tacsi tiiranyo xambaarsan loo dirayaa Dhamaan Ehelka, Caruurtii iyo Qaraabada Marxuum Siciid Daahir Yusuf Gaban oo 16 Nov.2013 ku geeriyoodey Magaalada Bacaadweyn ee Gobolka mudug, waxaa Marxuumka illaahay looga baryayaa jano waarta iyo Dambi dhaaf, iyo in Illaahay samir ka siiyo Ehelka iyo Qaraabada.
AAAaaamiiin aaamiiiin
waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey Cabdimaalik Qar iskaxoor