Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Xasan Sheikh iyo reer Ohio maxaa kala heysta beri oo axad ah

$
0
0

Gobolka Ohio waxaa ka socda abaabulkii ugu xooganaa oo ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheikh, iyadoo mudaharaadayaashu ay kasoo qulqulayaan Gobolada Maraykanka.

Waxaa Magaalada Columbus soo buuxdhaafshey Dad mudaharaadayaal ah, kuwasoo sugu la’imaatinka Mjadaxweynaha.

Sida aan warar hoose ku heyno mudaharaadku wuxuu noqon doonaa mid gilgila Ohio, oo si wayn looga dareemi doono Magaalada, waxaa socda howshii ugu xooganayd oo lagau balaarinayo Mudaharaadka.

Abaabulayaash Mudaharaadku wuxay sheegeen in Mudaharaadku uu noqon doono mid si nabad galyo ah ku dhaca balse ay ku muujin doonaan Ninka uu yahay Madaxweynaha Dowlada Feðeraalka oo ay shegeen inuu shaar isku qarinayo, balse shaarkaas laga qaadi doono loogana qaadi doono Ohio.

puntlandi kala soco Mudaharaadka iyo sida uu kudhaco.

Puntlandi.con
USA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles