Waxaan tacsi loo diraynaa Ilmo Cabdiraxman Macalin Cabdille geerida ku timid hooyadood marxuumad Dahabo Sugule Maxamed, oo ku geeriyootay Gaalkacyo 15/11/17.
Waxaan Illaahay Marxuumada uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf, iyo in Illaahay samir ka siiyo ehelkii iyo Asxaabtii ay ka geeriyootay
Aaaamiin
Aaaamiiiiiiin
Jaaliyada Puntland ee Denmark waxay si gaara ugu tacsiyaynaysaa Abdirasaq Sanweyne oo ka mid ah Jaaliyada Denmark geerida ku timid Hooyadiis, Illaahay samir haka siiyo isagana.
Waxaa diraya tacsida Nasoo gaarsiiyey Abdulmalik Qariskaxoor