Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi— Marxuumad Nadiifo Cali Olol, oo maalinkii Jimcadii ,November 10,2017, ku geeriyootay magaalada Gaalkacyo

$
0
0

Anaga oo kala ah magacyada hoos ku xusan waxaan tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii ay ka dhamatay Allah haw naxariisto Nadiifo Cali Olol, oo maalinkii Jimcaha oo taariikhdu ahayd November 10,2017, ku geeriyootay magaalada Gaalkacyo. Ilaahay waxaanu uuga baryeyna marxuumada Ilaahay idinkiis in uu qabriga u qaboojiyo oo u waasicyo ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo.
1. Cabdirizaak Cabdule Jaamac Guudle iyo Xaaskiisa Zahra Maxamed Cusman.
2. Faisal Shire Cali iyo Xaaskiisa Ayaan Maxamed Yuusuf.
3. Maxamuud Axmed Cumar iyo Xaaskiisa Shkuri.
4. Cabdirashiid Cabdi Cali iyo Xaaskiisa Zahra Cartan Shire.
5. Cabdulaahi Jibriil “Bidhaako iyo xaaskiisa.
6. Cabdirexaman Jaabir iyo xaaskiisa.
7. Dhamaan reer Cabdule Jaamac Guudle.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles