Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking : – Madaxweyne Farmaajo oo Shir Amaanka Muqdisho looga hadlayo ku casumay Maamul Goboleedyada, Galmudugna ka reebay casumaada.

$
0
0

Iyadoo muran Siyaasadeed dhexyaal Madaxda ugu sareysa Dalka ayaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu emailo casumaada uu u direy Madaxda Puntland, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo Juballand.

Madaxweynuhu wuxuu yiri si aan uga faaiideysano Qarixii Soobe oo Soomaali mideeyey waa inaan ku kulanaa Muqdisho si aan Amaanka Dalka uga wada hadalno.

Wuxuu kaloo Madaxweynuhu casumaada ku yiri ” Si aan u xoojino horumarinta Federaalka waa inaan kulankaan isugu nimaanaa”.

Casumaada Madaxweynuhu uu u direy Maamul Goboleedyada ayaa waxaa laga reebey Maamulka Galmudug, lamana oga Sababta looga reebey casumaada Madaxweyne Xaaf.

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles