Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dubai oo dhisaysa Jasiirad Dalxiis iy!o Hotelo biyaha hoostooda ku yaal

Dubai waxay had iyo jeer isku daydaa iney sameeyaan waxyaabo aan awal suuragal ahayn iney suuragal ka dhigaan, Dubai waxay hada Sameynayaan Jasiirad yar oo ay gacantooda ku sameeyeen, Mashruucaan waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi : – Marxuumad Zamsam Khaliil Cali Bahal på Gaalkacyo ku geeriyootay...

Waxaa Tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaa dhamaan Ilmo Khaliif Cali Bahal, gaar ahaan waxaan u tacsiyeynayaan Fawsoya Faarax Laaluf iyo Hooyo Faadumo Cabdille Warsame, Dumaashigay Yaasiin Tooreey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Maamul Goboleedyada oo qorsheynaya iney u yeeraan...

Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Maamul Goboleedyada ay dhowaan u yeeri doonaan Xildhibaanada Federaalka ee lagasoo doortay Deegaanadooda. Maamul Goboleedyadu waxay ku Amir doonaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad dhalasho– Aabe Cabdiraxmaan Aaden shukri xaaji xusen iyo Hooyo...

Waxaa tahniyad dhalasho loo dirayaa Cabdiraxmaan aadan shukri iyo Kowsar Cali Mursal oo wiil ugu dhashay 5 okt.2017 Magaalada Aarhus ee Dalka Danmark,Wiilkaasoo loo baxshey Xamsa. Dhamaan labada Qoys...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Wafdi ka iman lahaa Muqdisho oo loo diiday iney Kismaayo...

Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Wafdi Wasiiro ka tirsan Dowlada Federaalka ay ka baaqdeen Safar ay Kismaayo ku imaan lahaayeen ka dib markii Jubbaland ay ka cududaarteen soo dhaweynta...

View Article


Breaking News— Madaxda Maamul Goboleeddada oo Shir gaaban oo hordhac u ah...

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa Shir gaaban oo hordhaccu ah shirkoodaberi wuxuu uga socdaa Kismaayo, shirkaan ayaa Madaxweynayaashu mid mid iyo giono gooni u wada showrayaan. Madaxweyne Gaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Xulka kubada Cagta Soomaaliya oo Tunisia ciyaaro uga qayb galaya

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo loo doortay Madaxweynaha Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada

Golaha Dowlad Goboleedyada ayaa waxay Madaxweynaha Madaxweynayaasha u doorteen Madaxweynaha Dowlada Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Shirkii Kismaayo uga socday Madaxda Dowlad Goboleedyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Calankeena wuxuu ku dhashay dhiiggii awoowayaasheen!

W/Q Ahmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan Aad baan u xasuusnahay sida ay wax ahaayeen laakiin magac iima lahayn waxa aan dareemiyo!….Dareen wuxuu ahaa dhamaantiis raali ka ahayd naftayda!…waxaan qiyaasayaa in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergayga Gaarka ah ee QM mr. Keating oo Helsinki kula kulmay Qurba joogta...

Maanta ayaa waxaa kulan soo dhaweyn iyo iswaraysi ah wada yeeshay wakiilka Qaramada midowday u qaabilsan Soomaaliya Mr Mikeal Keating iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland qaybeheeda kala duwan....

View Article

Breaking news Daawo VIDEO— -Qarixii maanta ka dhacay Muqdisho oo noqdey...

Qarixii maanta ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho ayaa khaasatan rasmiga ah ee Puntlandi ka helay lamaha caafimaadka yaa ay garyaan 70 Qof oo dhalinyaro u badan. Xiliga Qarixu dhcayay waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyey Weerarkii Ismiidaaminta ee Maanta Muqdisho...

Madaxweynaha Dowlada Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wuxuu Tacsi u diray Eheladii Shacabkii maanta cadowgu ku xasuuqay Muqdisho, Madaxweyne Gaas ayaa Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Innaa lilaahi wa inaa ileyhu Raajucuun ‘Qarixi Shalay oo dhimashadu kor u...

Wararka Rasmiga ah oo howlwadeenada Puntlandi helayaan waxay xaqiijinayaan in Qarixii Shalay ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho uu ahaa mid Khasare farabadan geystey, khasarahaasoo isugu...

View Article


In ka badan 700 Qof ayaa ku dhintey kuna dhawacmey Qarixii sabtida ka dhacay...

Warbaahinta Puntlandi oo soo xiganaysay laamaha Caafimaadka Muqdisho ayaa isla samtidii ahayd saxaafadii ugu horeysay ee shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qarixii sabtidii 14 okt. Ka...

View Article

Wargeysyada Talyaaniga oo Qoray in Gaarigii ku qarxay Isgoyska Soobe laga soo...

Wargayska lagu magacaabo Firenze Repubblica ee kasoo baxa dalka Talyaaniga ayaa daabacay warbixin uu kaga faaloonayo qarixii ka dhacay Muqdisho 4 cisho kahor, wargaysku wuu yiri:- Gaariga ku qarxay...

View Article


Dhagayso Idaacada VOA oo Wareysatay Dhaawicii Somaaliyeed ee ay Dowlada Qadar...

Sidii ay shalay horey usoo wariyeen Warbashinta Puntlandi waxaa u suurto gashay laanta afka somaaliga ee Warbaahinta VOA in ay wareysi ka soo qaado qaar ka mid ah Dhaawacyadii somaaliyeed ee ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Tacsi u diray dhamaan Qoyska reer Camey, Geeridii ku...

View Article


Tirada rasmiga ah ee khasaare uu geystay Qarixii Soobe

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa maalin walba sii kordhayey khasaaraha Nafeed ee uu geystey Qarixii arxandarada ahaa ee Cadowgu u geystey Dadka Rayidka ah ee ku sugnaa Isgoyska Soobe ee Nawaaxiga Nr 4....

View Article

Breaking : – Madaxweyne Farmaajo oo Shir Amaanka Muqdisho looga hadlayo ku...

Iyadoo muran Siyaasadeed dhexyaal Madaxda ugu sareysa Dalka ayaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu emailo casumaada uu u direy Madaxda Puntland, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo Juballand. Madaxweynuhu wuxuu...

View Article

Xaaf oo aakhirkii loo diray Casumaad ka dib markii Puntlandi shaaciyey in...

Madaxweyne Farmaajo ayaa Casumaad wuxuu u direy Maamul Goboleedyada iyadoo casumaada laga reebey Galmudug, Warbaahinta Puntlandi ayaa Shalay banaanka soo dhigtey in Cadumada laga reebey Galmudug tasoo...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live