Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

In ka badan 700 Qof ayaa ku dhintey kuna dhawacmey Qarixii sabtida ka dhacay Isgoyska Soobe

$
0
0

Warbaahinta Puntlandi oo soo xiganaysay laamaha Caafimaadka Muqdisho ayaa isla samtidii ahayd saxaafadii ugu horeysay ee shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qarixii sabtidii 14 okt. Ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Hadababa baaritaan dheer ka dib waxaan saaka oo Isniin ah lab maalin k dib qaraxa aan wali la hayn dad kor u dhaafaya 35 Qof halka dhawacu uu kor u dhaafayo 300 oo Qof, alla ha caafiyo.

Dhimashada Ilaa hada waxay garaysaa 272 Qof, dhaawicuna 380 halka qiyaastii la waysay yahay kontomeeye Qof.

Weerarkaan wuxuu ahaa weerarkii ugu dhibka badnaa ee Al-Shabaab ay la beegsadaan Maatada Soomaaliyeed, dhimashada iyo dhaawaca ka sokow waxaa dhacay khasaare maal oo kor u dhaafaya Malaayiin Dollar.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles