Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi : – Marxuumad Zamsam Khaliil Cali Bahal på Gaalkacyo ku geeriyootay 24.9.2017

$
0
0

Waxaa Tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaa dhamaan Ilmo Khaliif Cali Bahal, gaar ahaan waxaan u tacsiyeynayaan Fawsoya Faarax Laaluf iyo Hooyo Faadumo Cabdille Warsame, Dumaashigay Yaasiin Tooreey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaasheen Zamsam Khaliif Cali Bahal Gaalkacyo ku geeriyootay 24.9.2017

Waxaan illaahay ugabaryeynaa Marxuumada inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo iyo dambi dhaaf, Ehelga dhamaana Samir iyo imaan ka siiyo.

Aaaamiin Aaaamiin Aaaaamiin

Waxaa tacsida Dirsaya Maryan Farax Xayir iyo Odeygeeda Maxamud Ahmed Ali


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles