Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Xiriirka Dowlada Federaalka iyo Itoobiya oo sii xumaanaya

$
0
0

Wararka ay Warbaahinta Puntlandi helayaan ayaa sheega in Xiriirka Villa Soomaaliya iyo Adis ababa uu soo xumaanayay bilihii lasoo dhaafay kasoo hada gaaray meel aad u Cum.

Dublamaasi Soomaali ah ayaa Puntlandi u xaqiijiyay in Xiriirka labada dhan uu San wanaagsaneyn hada.

Lama oga waxyaabaha rasmiga ah ee keentey in Xiriirka labada dhinac uu heerkaas gaaro, waxaa loo badainayaa in Khilaafku uu ka dhashay Arimo la xiriira Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya, Itoobiya waxay dooneysay waayadaan in Ciidankoodu ay badalaan qaybo kamid ah Ciidamada Ugandha ee nawaaxiga Muqdisho Ku sugan.

Warar kale ayaa iyana sheegay in Xiriir xumada labada dhinac ay iyana sabab u ahayd iyadoo Itoobiya ay ogaatay in Balaomo ay labada dhinac wada galeen ay Villa Soomaaliya ka baxday.

Xiriir xumada labada dhinac Ayaan wali si rasmi ah usoo shaac bixin laakiin dhowaan ayaasi toosa loo dareemi doonaa ama loo arki doonaa, Waxaa sidaas yiri Dublamaasi Lada dhinac ku xeel dheer.

Puntlandi
Adis ababa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles