Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING:- Mukhtaar Roobow iyo Maleeshiyadiisii oo Isasoo dhiibaa kadib markuu

$
0
0

My beautiful picture

Warar hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in Mukhtaar Roobow uu usoo galay Maamulka Koonfurta Galbeed kadib markii uu ku sigtet in Al-Shaabkii uu kasoo goostay ay gacanta ku dhigaan.

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa Doraad waxay weerar coulis ay kusoo qaadeen Mukhtaar Roobow iyo Maleeshiyaadkuu watay oo ku sugnaa deegaanka Abal oo ka tirsan Gobolka Bakool ee Koonfurt Galbeed, Mukhtaar Roobow iyo Maleeshiyaadkooda ayaa khatar u galay iney gacanta u Galaan Al-Shabaab tasoo keentey iney isasoo dhiibaan.

Mukhtaar Roobow ayaa kadib markii ay Dowlada Maraykanku ay kasaartay liiska Argagixisada ayuu wuxuu diiday inuu isu soo dhiibo Dowlada Federaalka iyo Maamulka Koonfur Galbeed.

Saaka ayaa la filayaa in Roobow loosoo dhaadhiciyo Baydhabo.

Puntlandi
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles