Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoowe oo Denmark soo gaarey(Sawiro)

$
0
0

COPENHEGAN–18 SEP.2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Madoobe iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaarey Magaalada Copenhegan iyadoo ay Garoonka Diyaaradaha ku soo dhoweeyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka mid ahaa Masuuliyiintii ka qayb galay shirkii Brussels.

Habeenka Khamiista 19 Sep 2013 wuxuu Madaxweynuhu la kulmayaa Jaaliyada Soomaalida ee Denmark iyo nawaaxigeeda, waxaana la sugayaa inuu Madaxweynuhu uu Jaaliyada uga warami doono xaalada Soomaaliya gaar ahaan Jubaland.

Sawiradii soo dhaweynta hoos ka daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles