Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Xog hoose– Madaxweyne Axmad Madoobe oo soo bandhigi doona 10 Wasiir oo hor dhac ah

$
0
0

Kismaayo-21 sep.2013–Pi–Warar hoose oo Howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa sheegaya in ay waayadaan dambe socdeen Wada tashi ay wadaan xubno la taliyayaal u ah Madaxweyne Axmed Madoobe kuwasoo Madaxweynaha kala talinayay sidii loosoo dhisi lahaa Xukuumad Tayaysan.

Sida aan Warka ku helney waxasa hada la diyaariyey 10 Wasiir kuwasoo hordhac u noqon doona Golaha wasiirada ee Jubaland.

Madaxweyne Axmeed Madoobe oo wali ku maqan Safar dibada ah ayaa marka uu Dalka kusoo laabto waxaa lasugayaa inuu ku dhawaaqo Xukuumadiisa.

Bartamaha bisha Oktoobar ayaana lagu dhawaaqayaa Tobanka Wasiir oo ay ka mid noqonayaan wasaaradahaan soo socda..

  • Wasaarada Arimaha Gudaha
  • Wasaarada Amaanka iyo Difaaca.
  • Wasaarada Adeega Bulshada.
  • Wasaarad loogu yeerey Wasaarada Xiriirka iyo Adeega Dibada, tasoo ay Shaqadeedu tahay Xiriirka Caalamka, Kaalmada Dibada, Arimaha Federaalka iyo Qurbajoogta
  • Iyo Wasaarada Kheyraadka Bada,Dhulka iyo Gaadiidka

Sida aan Xogta ku heyno Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu Gudi qarsoodi ah oo ka kooban beelaha deegaanka u saarey iney kasoo baaraan dagaan Wasaaradaha la sameynayo shaqadooda iyagoo noqon doona kuwo kooban waafaqsana Dastuurka Federaalka iyo kan Jubaland.

Dhinaca kale sida aan isla xogtaan ku helney Wuxuu Madaxweyne Axmed Madoobe qorsheynayaa in Wasaaradaha muhiimka ah loo

Puntlandi.con
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles