Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dowlada Puntland oo taageertay Qorshahaan wax ka badalka Dastuurka

$
0
0


Dowlada Puntland ayaa sheegtay iney taageeraan yihiin nidaamka wax looga badalayo Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee uu Wado Wasiirka Dastuurka ee Federaalka Soomaaliya Xoosh Jabriil, Sida ay Puntlandi kasoo xigteen Saraakiil ka tirsan Aqalka Looga arimiyo Puntland.

Dowlada Puntland waxay dhanka kale iska fogeeyeen Warar sheegays in ay kasoo horjeedaan Shaqada uu wado Wasiirka Dastuurka iyagoo qeexay inay qayb ka yihiin wax ka badalka Dastuurka si Dastuurka looga dhigo mid rasmi ah oo laga saaro kumeel gaarnimada.

Hadalkaan kasoo yeeray Xukuumada Puntland ayaa imanaya xili ay Siyaasiyiin Puntland ahi ay ka digeen qaabka loo marayo wax ka badalka Dastuurka.

Puntlandi
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles