Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajucuun kuli nafsi daaiqatul mowd
Jaaliyada puntland ee reer north America waxay u tacsi tiiraan yaleh u direysaa allaah subxaana watacaalaa ha u naxariistee
Gaashaanle sare Cali Garaase Xasan Samatar oo Khamiistii ku geeriyooday magaalada gaalkayo waxaan alle uga baryeynaa in uu u naxariisto samir kheyr qabana ka siiyo dhamaan eheladii iyo caruurtii iyo xaaskiisiiba iyo shacabka reer puntland.