Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dowlada Qatar oo si Toosa u taageerta kooxa Argagixisada Soomaaliya

$
0
0



Dowlada Qadar ayaa si toosa waxay u taageertaa Kooxaha Argagixisada ee ka jira Soomaaliya iyagoo waliba dhowr jeer isku dayay si siyaasadeysan iney ku taageeraan iney xukunka Dalka lawareegaan.

Sida uu sheegay Janaraal Maxamed Mansour oo ahaan jiray Madaxda Sirdoonka Qatar, Waxay si toosa dhaqaale iyo Agab ugu taageeraan Al-Shabaab iyo kooxii ka horeeyey.

Al itaxaadkii ayay kasoo bilaabanayo iney taageeraan.
Xisbul Islaamkii Daahir Aweys iyo Maxaakiimtii Sharif Sheikh Axmed ayay si buuxda u taageeri jireen. Ilaa hadana wali Way taageeraan, sida lagasoo xigtey Dad kale.

Waxaa xusid mudan in Dowlada Qatar ay si toosa usoo faragalin jirtey doorashooyinkii Madaxnimada ee Soomaaliya 15 Lii sano ee lasoo dhaafay.

Wararka la helayo oo aan qaarkood horey u hayney waxaa kamid ah in Rag Soomaali ah ay usoo dhiibi jirtey Jawaano lacag ah si ay Kooxaha xag jirku uga qayb qaataan Doorashada, iyagoo Dhinaca kalena ay sidaa si lamid ah ay ugu taageerayso Kooxaha hubeysan.

Tobonkii sano ee lasoo dhaafay Kooxaha argagixisadu waxay Soomaaliya ku dileen kumayal Shacab Soomaaliyeed ah.

Puntlandi
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles