Madaxweynaha Dowlada Jubaland ayaa habeenka Arbacada wuxuu ka soo degayaa Magaalada Copenhegan ee Denmark, Habeenka khamiistana waxaa Madaxweynaha iyo Wafdiga la socda loo sameynayaa Xaflad balaaran oo soo dhoweyn ah.
Khamiis 19 Sep.2013
Goobta: Lynskær 13A 2730, Herlev, København , Denmark.
Wakhtiga: 15:00
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh telefoonada hoos ku qoran
+45- 71497580 ama +45-28908440
Sidaas iyo kasoo qeybgal wacan