NEW DEAL , Somali Conference Brussels: Madaxda Puntland waxay shirka kadib xiligii qadada ka dib ay kulamo goos goos ah la qaateen Masuuliyiin ka tirsan Mideoga Yurub, Galabnimadii casaryihiina waxaa si wada jir ah loogu kulmey hoolka lagu qaxweynayay, halkaasoo taagni hadana la isku waraystey.
Hoos ka daawo Sawirada
Madaxweyne faroole, Wakiilka Arimaha Dibada EU Catherine Margaret Ashton iyo Wakiilka Midowga Afrika
Madaxweyne Faroole iyo Madaxweynaha EU Van Rampuy
Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha Jubaland iyo Wasiirka Ari maha Dibada Itoobiya
Wafdigii Puntland ee Madaxweyne Faroole la socdey