Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Soomaalida Denmark oo kamudaharaaday Dad Soomaaliya lagu celinayo

$
0
0

Soomaalida dengang Denmark ayaa maanta waxay isugusoo baxeen wadooyinka Magaalada Copenhegayn si ay u muujiyaan iney kasoo horjeedaan in Soomaalida laga musaafiriyo Denmark.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark waxay sheegeen iney sharci daro tahay in Dad Soomasli ah lagu celiyo Soomaaliya xiligaan.

Mudaharaadka ayaa lagu sheegay in Dadka Soomaalida ay Denmark u yimaadeen magangalyo oo Dalkoodu wali ay ka jiraan Xaafada Dagaal.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles