Doorashadii Madaxweynanimada Faransiiska ayaa Emmanuel Macron uu cod aqlabiyad ah uga guuleystay haweyneydii la tartamaysay Miriam Le Pim.
Galabnimadii maanta ayaa saadaashu waxay tilmaantey in Emmanuel Macron uu hogaaminayo inkastoo. Haweyneyda Xagjirka ah Baqdin laga qabay balse waxaa si rasmi ah ugu guuleystay Emmanuel Macron.
Puntlandi.com
Paris