Kadib weerarkii xalay lagu qaadey Masjid ku yaala Magaalada Quebec ee Dalka Canada oo ay ku dhinteen 6 Qof 8 na ay ku dhaawacantay ayaa waxaa la adkeeyey Amaanka Masjidyada New York.
Duqa Magaalada New York Bill de Blasio ayaa bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu Booliska Magaalada ku amray iney indho dheeraada ku hayaan Masaajidyada New York.
Falkii Xalay ka dhacay Canada ayaa loo badinayaa iney ka dambeeyasn Kooxaha Xagjirka cunsuriyiinta ah.
Puntlandi.com
News Disk