Tan iyo markii ay Jamcadii Soo baxday Digreetada uu Madaxweynaha Maraykanka Trump uu Maraykanka uga manuucay iney Soo galaan Soomaalida, Iiraaniyiinta, Ciraaqiyiinta iyo 4 Dal oo kale ayaa durba Waxay Shirkadaha Diyaaraduhu ay bilaabeeniney Qaadaan Dadka kasoo jeeda Dalalkaan.
Diyaarad ay leedahay Shirkada Egypt Air oo Qaahira ka duulaysay kuna society JFK New York ayaa afar qof loo diiday iney raacaan kuwasoo heystey Visa.
Isla maanta waxaa Garoonka JFK ee New York lagoogu diiday iney Maraykanka galaan sadex qof.
Dhanka kalena Iiraan ayaa ku hanjabtey iney itada sharci deg deg ah ay saarayaan kasoo jawaab u ah sharciga Maraykanku Soo saaray, Waxayna Wadamada Islaamka ugu baaqeen talaabo deg deg ah iney iyana ka qaadaan arinkaan.
Puntlandi.com