Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trump oo Manuucay in Maraykanka ay Soo galaan 7 Dal dadkooda xitaa haday wataan Passpor Yurub ah

$
0
0

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa manuucay in ay Maraykanka cagaha Soo dhigaan Dadka kasoo jeeda Dalalka Soomaaliya,Sudan Yemen,Liibiya, Iiraan iyo Ciraaq.

Waxaa la manuucay xitaa hadii Dadka kasoo jeeda Dalalkaan ay wataan Passaporo kale sida Passporka Ingiriiska.

Taas macneheedu waxaa weeye Qofkii Soomaali ah ee heysta dhalashada wadamada kale ee Reer Galbeedka ineysan Cag Soo dhigi Karin Dhulka Maraykanka.

Jamcadii ayaa Trump uu Digreeto kusoo saaray manuucida 7 Dallooga manuucay iney Soo galaan Maraykanka.

Puntlandi.com
USA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles