Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Bileyska Kenya oo Beeniyey Warqad Baraha Bulshada wareegaysa oo laga dhigayo in Bileysku ka digeen weeraro Argagixiso

$
0
0

IMG_0254Afhayeenka Bileyska Kenya George Kinoti ayaa Been abuur ku tilmaamey Waraaq maanta lasoo dhigey Baraha Bulshada ee Internetka Waraaqdaasoo laga dhigay mid kasoo baxday laamaha Amaanka Kenya.

Waraaqda ayaa ahayd Digniin ay Laamaha Amaanka Kenya ay ka digayaan Weerar ka imaanaya Al-shabaab laakiin Afhayeenka Bileyska Kenya Mr.Kinoti wuxuu yiri “Waa faalis warqadu mana jiro cabsi xiligaan laga qabo weerar argagixiso oo gudaha Dalka ka dhaca.
Wuxuu kaloo yiri “”"”We wish to put it right that the letter is a forgery and information contained in it is false..”

Afhayeenka wuxuu intaas rasciyey in Bulshada ay marwalba Soo wici karaan teleefoonada bilaashka ah oo Nambaradoodu yihiin 999 AMA 911 amaba 112

Puntlandi
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles