Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta dhagaystey Warbixin ku saabsan Soomaaliya, Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa Golaha Amaanka wuxuu ka akhriyey Warbixin ku saabsan waxyaabihii u qabsoomay Xukuumada wuxuuna Beesha Calamka ka dalbadey Gargaar deg dega oo loo fidiyo Abaaraha ka jira Soomaaliya.
Smbasador Michael Keating iyo Marwo Caasha Geele ayaa iyana khudbado jeediyey.
Marwo Caasha Geele oo Qaramada Midoobey u ah Goodwill ambasador ayaa ka hadashay doorka Haweenka Soomaaliyeef,