Howlwadeenada Puntlandi ee labada dhinac ayaa shergaya in dhimashada Dagaalkii maanta ka dhacay duleedka Gaalkacyo uu sababay dhimasho gaaraysa 63 Qof.
Waxaa naloo xaqiijiyey in dhinaca Puntland ay ka geeriyoodeen 14 askari, Dhinaca Galmudug waxaa la xaqiijiyey inta la hubo 49 gerri ah iyo dhawac kor u dhaafaya 109.
Wararka ay soo ururiyeen Holwadeenada Puntlandi waxay sheegayaan in Dagaalkii maanta uu ahaa kii ugu cuslaa ee deegaanka ka dhaca mudo 20 sano ah.
Ciidamada Puntland ayaa lagusoo waramayaa iney wali ku sugan yihiin deegaano fariisimo u ahaa Ciidamada maamulka Galmudug ee Cadaado, Duhurkii kadib ayuuna dagaalku istaagay.
Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com
Puntlandi.com
Gaalkacyo