Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tahniyad aroos oo ku socota Liiban Ali Khaliif iyo Marwadiisa oo Arooskoodu ka dhacay Luzaka Zambiya

$
0
0

Tahniyad
Waxaa tahnoyad kal iyo laaba loo dirayas
Liiban Ali Khaliif iyo Marwadiisa oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Luzaka ee Dalka Zambia.

Reerka cusub waxaan u rajaynaynaa Eebana uga baryeynaa Ubad kheyr qaba iyo iney noqdaan Reerkii isku waara.
Aaaamiin
Aaaaamiiiiiin

Tahniyada waxaa diraya

Aabe mohamed baayir
Hooyo khadijo ahmed

Drs. Sahro M.Baayir iyo odeygeeda Dr Abdulqadir Weheliye

Dr. Saciid M Baayir iyo caruurtiisa.

Drs Anab M. Baayir iyo odeygeeda Dr Abdiaziz H.Hasan

iyo dhamaan reer Baayir meel kasto ay joogaan

Hambalyo Hambalyo Hambalyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles