Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuum Cali Warsame (CaliQood) oo Garowe ku geeriyooday

$
0
0

Waxas Tacsi loo dirayaa Awlaadii, Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabtii uu ka tagay Marxuum Cali Warsame oo loo yaqiin CaliQoood oo xalay 1.11.2016 ku geeriyooday Magaalada Garowe.

Waxaa Marxuumka Illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaaamiin Aaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles