Maamulka Ehlu Suna Waljameeca ee Gobolada Dhexe ee Dalka ayaa gacanta ku dhogey Hub iyo Saanad ku socotey Koonfurta Gaalkacyo kuwasoo ay soo dhiibtey Jabuuti.
Hubkaan ayaa lagusoo dhex qariyey Qudaar waxaana wadey gawaari badan, Waxaana laga soo raray Xerada Ciidanka ee Jabuuti.
Gawaarida xamuulka ayaa hubka lagasoo buuxshey korna waxaa laga saarey Qudaar.
Hubkaan wuxuu ku socdey Malershiyaadka Koonfurta Mudug si ay ugu weeraraan Puntland.
Faahfaahinta warkasn kala soco wararkayaga dambe.
Puntlandi.com
Garowe