Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News– Dagaalkii Sabtida ee Duleedka Gaalkacyo oo uu ku dhintey Sargaalkii Watey Ciidanka Maamulka Cadaado kasoo meydkiisa Puntland hayaan

Image may be NSFW.
Clik here to view.
breaking News from Puntland
Dagaalkii Maanta Gaalkacyo ka dhacay ayaa lagu ogaadey in Sargaalkii watey Ciidanka maamulka Cadaado uu ku dhaawacmey Dagaalkii Sabtida ayna ka carareen Maleeshiyaadkiisu, waxayna Maanta Dagaalka ay usoo qaadeen oo ay baadi goob ugu jireen Sargaalkooda kadib u geeriyooday Dhawaca.

Wariyayaal ku sugan Xaafada Baraxley ayaa cadeeyey in ilaa shalay la qarinayay Geerida sargaalka ayna aad u baadi goobayeen Maleeshiyaadka Koonfurta Gaalkacyo, Waxay xitaa Dad usoo dirsadeen Puntland bal in xogta Sargaalka ay soo helaan.

Wariysyaasha Puntlandi ayaa aad ugu howlan iney helaan Magaca Sargaalka inkastoo aad loo qarinaya Magaciisa.

Warbaahinta Puntlandi waxay xogta ku hayaan in Meydka Sargaalka ay heleen Ciidanka Puntland hadana wali si rasmi ah Dhinaca Puntland arintaan ugama aysan hadal.

Puntlandi.com
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles