Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Brussels lagusoo dhaweyey

$
0
0

Wafdigii Jubaland uga qayb gali lahaa shirká New Deal ayaa galabta soo gaarey Brussels, waxaana wafdiga hogaaminaya Madaxweyne Axmed Madoobe waxaana weheliya Prog. Gaandi iyo xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Jubaland, Waxaa isna wqafdiga ku biiraya Cumar Cabdirashiid.

Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa garoonka Diyaaradaha Brussels kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Midowga Yurub, waana markii ugu horeysey ee Madaxweyne Axmed Madoobe booqasho ku yimaada qaarada Yurub.

Puntlandi.com
Beussels


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles