Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dowlada Federaalka oo wafdigooda ku soo darey Afar Guddoomiye gobol iyo Galmudug oo aan midowga Yurub casumin

$
0
0

Midowga Yurub waxay Casumaada shirka New Deal u qaybiyeen afar nooc, Sida ku cad Docemetska ay ku qoran yihiin Wafdiga Soomaaliya ka yimid, Afarta Qaybood ayaa ah sida ay Midowga Yurub u qaybiyeen Casumaada shirka ee loo direy Soomaaliya.

Qaybta kowaad waraaqaha waxaa ku qoran dowlada Federaalka oo ay ka yimaadeen 31 xubnood, waxaa xiga Puntland oo ay ka yimaadeen 6 xubnood, Juba Admninstration ayaa iyana waxaa u qoran 7 xubnood, Soomaaliland waxaa ku qoran 0 (Eber), waana la casumay Soomaaliland lakiin cidna kama Imaan.

Madaxweynaha Galmudg iyo dhowr gudoomiye Gobol waxaa liiska ku daray Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo waxay ku yimaadeen magaca Wafdiga ka socdsa Villa Soomaaliya.

Puntlandi.com
Brussels

$$


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles