Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Jubaland oo goor dhow kasoo dagi doona Brussele, faahfaahin kooban xubnaha Jubaland

$
0
0


Wafdiga Jubaland oo ka kooban shan xubnood ayaa qaarkood hada goob joog yihiin shirka halaka Madaxweyne Axmed Madoobe oo ay weheliyaan laba xubnood oo xafiiskiisa ka tirsan ay goort dhow kasoo dagi doonaan Garoonka Diyaaradaha ee Brusselse.

Wafdiga Jubaland waxaa kamid ah prof. Maxamed cabdi Gaandi oo isagu Faransiiska ku suganaa maalmihii lasoo dhaafey hadana Brusselse kusoo wajahan, waxaa kaloo kamid ah Mudane Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo shirkii Ladagaalanka Burcad Badeedka uga qayb galay Jubaland, shirkasoo lagu qabtey Dubai, Cumar Cabdirashiid wuxuu kasoo hor maray wafdiga jubaland isagoo kasoo dhoofey Dubay wuxuuna hada ku sugan yahay Brussels.

Madaxweyne Axmed Madoobe isna galabta ayuu imaanaya Brusselse , waxayna Wafdiga Jubaland isugu imanayaan dhamaantood Brussels.

Puntlandi.com
Brussels


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles