Shirkii u dambeeyey ee Madasha Qaranku ay ku yeesheen Muqdisha ee soo idlaaday bilowgii bishaan ayaa dood dheer kadib waxaa lagu saxiixey Qaabka loo qaybshey Baarlamaanka cusub ee 2016.
Waxaa xildhibaanada loo qaybshey qaab 4.5 ah sidii horey loogu heshiiyey bishii April.
Warbaahinta Puntlandi ayaa heshey Liiska oo orjinaal ah ayna saxiixeen Masuuliyiinta Madasha Qaran.
Aqalka sare isna sidaan xogta ku helnay waxaa loo qaysadey sidaan hoose.
Puntland iyo Soomaaliland min 13 kursi
Jubbaland, Koonfur Galbeed min 8 kursi
Koonfurta Gaaalkacyo ilaa Muqdisho 16 kursi.
Waakan Liiska sida loo qaybsadey Xildhibaanada Baarlamaanka