Innaa lillaahi wa innaa lillaahi raajucuun,
Waxaa maanta 8da June 2016 ku geeriyootey magaalada London ee dalka Ingiriiska allaah ha u naxariistee Hooyo Casha Cabdi Calmi (Ina Cabdi Deri).
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo(amìiiiin amiiiiin amiiiiin)
Waxaa si gaar ah loogu tacsiyeynayaa reer Shire Osman Dheere, reer Abdi Deri, Shiike Abdi Sh F. Botan iyo dhammaan ehelada iyo asaxaabta kale oo ay marxuumadda ka tagtay,
Eebbana waxaan oga baryaynaa inuu Janno Fardowsa ja waraabsho intii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamin