Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Waxaa tacsi loo dirayaa Ehelkii,Qaarabadii iyo Asxaabtii uu ka Marxuum Bashiir Yuusuf Ismaciil oo Maanta oo talaado ah 7 juun ku geeriyoodau Magaalada Garowe.
Waxaan Illaahay uga baryeynaa Marxuumka Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo inuu samir kasiiyo intii muuqiisa taqaaney marxuumka.
Aaamiin aaaamiiiiiiin
Waxaana tacsida diraya dhamaan reer Cusman Jirac.