Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING NEWS–Bishii Barakaysney ee Ramadaan oo dhalatay

$
0
0

breaking-nes-150x63 (1)Sida ay Xaqiijiyeen Wasaarada Awqaafta ee Dalka Sacuudiga iyo tan Emaaraatka beri oo isniin ah waa Soon.

Waxaa bisha laga Arkay Sacuudiga iyo Qatar.

Dubai goor dhow ayaa la tukanayaa Salaada taraawiixda.

Ramadaan Kariim


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles