Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhamaan hogaamiyaasha Soomaalida iyo Safiirada Beesha Caalamka oo Safaarada Turkiga Kulan kula qadeynaya Madaxweynaha Turkiga

$
0
0

Turkish Embassy in SomaliaSafaarada Turkigu ku leeyahay Xeebta liido oo ah hada Safaarada ugu dhulkaweyn uguna Quruxda Badan Soomaaliya isla markaasna maanta xariga laga jarayo ayaa waxaa ka jora Casumaad balaaran.

Madaxweyne Xasan Sheikh,Raysal wasaare Sharmaake, Madaxweyne Cabdiwali M.A.Gaas,Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Shariif Xasan iyo Waliba Beesha Caalamka waa Reer Xalane ayaa gabi ahaantood waxay isugu tagayaan Safaarada Turkiga halkasoo lagu casumay iney la qadeeyaan Madaxwrynaha Turkiga.

Guud ahaan Amaanka Muqdisho ayaa la adkeeyey iyadoo si gaara loo foojigan yahay dhinaca amaanka.

Doraad waxaa Muqdisho yimid ku dhowaad 200 oo Askar Turki ah kuwasoo sugi doona amaanka Safaarada.

Puntlandi kala soco Booqashada Madaxweynaha Turkiga ee Soomaaliya uu ku joogo.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles