Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Shirkii Madasha Qaran oo si cad la isugu raacay in heshiiskii april ee Aqalka Sare aan waxba laga badalin

$
0
0

madaxda_dalkaWarar Rasmi ah oo Puntlandi helay waxay sheegayaan in Madasha Qaran shirkoodii Muqdisho ay Madaxdu si cad isugu raaceen in heshiiskii Garowe iyo Muqdisho ee bishii April aan waxba laga badali karin.

Waxaa la isku raacay in Aqalka Sare sidii Kuraasta loo qayb sadey oo ahaa sidaan hoose in loo daayo..

Puntland iyo Somaliland min 13 kursi
Koonfur Galbeed 8 kursi.
Jubbaland 8 Kursi
Galmudug 8 Kursi
Hiiraan/Sh.Dhexe 8 kkursi.

Su’aashii muranka badan keentay ee Gobolka Banaadir waxaa la isla meel dhigay in qashinka lagu daro su’aashaas, Maadaama aysan heshiiskii hore ku jirin.

Dowlada Itoobiya oo sigaara Damaanad uga ahayd heshiiskii Garowe ayaa Madaxweyne Xasan Sheikh si toosa ula hadashay kulana talisay in uu joojoyo Waxyaabaha arqaladeynaya heshiiskaas.

Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles