Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska oo Soomaaliya imanaya

$
0
0

220px-Philip_Hammond,_Secretary_of_State_for_DefenceWasiirka Arimaha Dibada ee Ingiriiska Philip Hammond ayaa khamiista wuxuu kusoo wajahan yahay Muqdisho.

Wafdiga Ingiriiska ee Wasiirku hogaamin doono ayaa Soomaaliya wuxuu u imaanaya dardar galinta Doorashada Soomaaliya ka dhici doonta.

Sida Puntlandi loo xaqiijiyey Wasiirku wuxuu saacado joogi doonaa Muqdisho halkasoo uu kula kulmi doono Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha.

Wasiirka Arimaha dibada ee Talyaaniga ayaa isna iman doona Soomaaliya horaanta bisha Juun ee Sanadkaan.

Jamcadana sidii qorsheysneyd waxaa imanaya Muqdisho Madaxweynaha Turkiga.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles